Marka la tegayo Rugta Daryeelka Caafimaadka degdegta ah ee Medicare – Warqada xaqiiqda

Rugaha Daryeelka Caafimaadka Dhakhsaha ah ee Medicare waxay ku siinayaan adiga iyo qoyskaaga fursado badan oo aad ku arki kartid dakhtar ama kalkaaliso/ye markay dhakhso tahay, laakiinse aan loo baahnayn daryeelka naf ka dhowrka ah.