Understanding the difference between routine, urgent and emergency care – animation voice over – Somali

Listen to this voice over to find about the difference between routine, urgent and emergency care. To find a Medicare Urgent Care Clinic near you, visit health.gov.au/MedicareUCC.

Downloads

Rugaha Caafimaadka Daryeelka Degdega ah ee Medicare waxay ku yaaliin Australia oo dhan waxayna u sahlaan helitaanka daryeelka degdega ah, laakiinse aan ahayn dhaawacyada iyo jirooyinka naf ka dhawrka ah..

Aadida Rugta Caafimaadka Degdega ah ee Medicare micnahiisu waa uma baahinid inaad sugtid waaxda xaalada degdega ah ee kuu dhow.

Waxay yihiin kuwo:

Medicare ku dalaca, saa daraadeed soo qaad kaarka Medicare ka

  • Layska togo, saa daraadeed uma baahnid ballan ama soo gudbin
  • Waxay furan yihiin goor hore waxaana la xiraa goor dambe maalin kasta
  • Waxaa shaqaale ka ah kalkaaliyayaal iyo GP-yo.

Booqo Rugtaada caafimaadka Daryeelka Degdega ah ee Medicare haddii aad qabto dhaawac ama jirro aan sugi karin ballan caaddi ah oo GP ah, laakiinse aan u baahneyn u safar ka isbitaalka.

Haddii adiga ama qofkaad jeceshahay uu qabo jirro ama dhaawac naf ka dhowr ah, wac saddex eber ama toos u aad waaxdaada xaalada degdega ah ee kuugu dhow.

Si aad u heshid Rugtaada caafimaadka Daryeelka Degdega ah ee kuugu dhow oo Medicare, booqo health.gov.au/MedicareUCC.

Publication date:
Duration:
1:11
Audience:
General public

Help us improve health.gov.au

If you would like a response please use the enquiries form instead.