COVID-19 vaccination – Radio – Tallaalkaan waxaa heli kara qof kasta oo jooga Australia (Vaccines are available for everyone in Australia)

This radio ad, in Somali, explains that everyone in Australia is entitled to free and voluntary COVID-19 vaccines.

Downloads

Tallaalka COVID-19 khasab maaha, waana u lacagla’aan qof kasta oo Australia jooga.

Uma baahnid medicare kaarka si aad uga hesho tallaalkaaga goobta caafimaadka ee neef-mareenka GPga ama goobta tallaalka gobolka ama dhulka degaan kaaga ah.

Waxaad keliya oo u baahan doontaa medicare kaarka  hadii aad rabto inaad ka hesho tallaalkaaga GP xaafadadaa.

Akhbaarta aad ku bixiso tallaalkaaga waa mid kuu gaar ah oo keliya loo isticmaalayo ujeedooyin caafimaad.

Wixii akhbaarad ah oo intaa ka badan wac telefankaan 1800 020 080.

Adeega tarjumaadana wac 131 450.

Publication date:
Last updated:
Duration:
0:45
Audience:
General public

Help us improve health.gov.au

If you would like a response please use the enquiries form instead.