Downloads
Australia Therapeutic Goods Administration tijaabinta adag ee lagu hubiyey ayaa lagu xaqiijiyey in tallaalkaan COVID-19 yahay mid ammaan ah waxtarna leh.
Dhamaan tallaalada si fiican ama si adag ayaa loo baaraa amaankooda ka hor intaan loo ogolaan in lagu isticmaalo Australia.
Tallaalka COVID19 wuxuu ka hortagaa xannuuno halis ah iyo dhimasho, wuxuu kaloo kaa caawinayaa sidii cudurkaan laagaaga difaaci lahaa adiga, qoyskaaga iyo bulshadaadaba.
Wixii macluumaada oo dheeraada wac numberkaan 1800 020 080.
Adeega tarjumaadana wac 131 450.
Publication date:
Duration:
0:45
Audience:
General public